soo.jpg
 
Heesatan waxaa sameeyey Abawaan Saciid Salaax
 
Ambaqaadka geediga
marka awrta loo raro
heesaha u gaarka ah
waxa lagu aloosaa
duco eebeheen iyo
addin iyo af wada jira

alif la kordhebay
alif la hoos dhebay
alif la godey

Aa - alif lakor dhebay alif lagu reeb
ii - alif la hoos dhebay yaa lagu reeb
uu -- alif laa godey waw lagu reeb
Soo dhamaystiri badhan6@hotmail.com
 

Maxamed c/laahi Cali Tiriig