wargayskacal.jpg

 

Hal xidhaalaha Cadadka

Waa xaggee meesha la yidhi

 ( waa meel hub la’aan la socdo, oo Hoy la’aan la gamo’, oo hanti la’aan la dhergo) ?

Hal xidhaalihii hore wuxu ahaa : odaygu waa 27 jir , wiilkuna waa 2 jir. Waxana jawaab sax keenay :

1)      Max’ud Galbeedi

2)      Axmed Cali Aadan (H/timo).

3)      Maxamed Axmed Boos.

 

 

soo.jpg