Maxamed c/laahi Cali Tiriig

sanaagheeso.jpg

Ku soo dhawaaw Qaybta Heesah iyo Musiga Sanaagland
Heesan waxaa isku so daray sanaagland iyo Website ugu haysta xaga heesaha ku raxaysta dhegaysi wanagsan.
wixii codsasho ah lakan ku soo dirso badhan6@hotmail.com
halkan ka dhiibo codkaaga fanka iyo musiga somalida.

sanaagheeso.jpg

 

Samatar Ruqiya  By Samatar
 
Bisharadii Naftayday  By Shay Mire
 
Quruux dii bilaydeey   By Dauud
 
Ceergabo iyo badhan  By Cabdi

musicbanner3.jpg

Doctor Mathmusicbanner3.jpgDoctor Math
 
Heesaha waxaa isku soo duba riday website hobyo net
habaynta halakana waa anigo maxamed ah  dhegaysi wanaagsan oo wacan. 


 

Ahmed Cali Cigaal

  • By: Maxamed C/laahi cali Tiriig(wiilwaal)

Ahmed Cali Cigaal wuxuu ka mid yahay fanaaninta somalidu aad ka u cisayso taas oo keentay in aan manta barano taariikh nololeed kisii. ka akhriso halakn taariikhdiiso dhan> Taariikhda cigaal

Heesaha

 

 

 

 

  1. Gaashaanka Ha ii Qaban
  2.  Saxar aniga oon qabin --Salal
  3. Ceynkii caraweeliyo cadaw ha igu ...

 

  1.  Geeskaada Ila Qabo
  2. Ha igu daalinee samiree-
  3. Ma huraanka ii sheeg
  4. Meey dhiman suleeqoo

 

   
   
   

Maxamed Ahmed (kuluc)

  • By: Maxamed C/laahi cali Tiriig(wiilwaal)

Maxamed Ahmed Kuluc waa fanaanka ugu heesaha badan kana noola maanta fananiiti hore Maxamed ahmed waa fanaanka somali oo dhani wada taqaan oo ay kuwa maanta qaarkoodna ku garadsadeen isagoo heesaya hada rabto taariikhda maxamed ahmed halakan ka akhriso>Taariikhda Maxamed Ahmed Kuluc

Heesaha
   

 

 

  1. Dhiigaa habeenkii
  2. Sidaa Ma Isku Qabnaa-
  3. Dadnima Aqoonso

 

  1. Dhool bari ka muuqdaa
  2. Sida Canabka Beeraha
  3. Aawadaa U cayaartaa
   
   
   

Xaliima Khaliig (Magool)

  • By: Maxamed c/laahi Cali Tiriig(wiilwaal)

Magool Waxay ahayd boqorada codka ee faaniinta  somaliyeed gaar ahaan xaga dumarka waxay kaloo ahayd fanaand ku heesta luuqadaha  qalaad waxay ahayd fanka hooyadiis taariikhiida Xalima Khaliif magool hakana ka akhriso>Taariikhda Xalima Khaliif Magool

Heesaha
   

 

 

 

   
   
   

Saynab Cige

Picture not available

  • By Maxamed C/laahi Cali Tiriig

Sayanab Cige waxay ku dhalatay magalda Hargaysa waxay ku soo bar bartay Cadan iyo Hargaysa iydoo yara waxay timid Moqdisho oo aya fanka ka bilowday taariikhdoo dhan halka ka akhriso Taariikhda Sayanb Cige

Heesaha

 

 

 

 

 

   
   
   

Deeqo Ahmed Gayt

  • By Maxamed C/laahi Cali Tiriig

Deeqa Ahmed gayt waxay ku dhalatay magalada Djabuti waxaay fakna soo gashay 1987 kii waxay fanka aad ugu soo birtay markay soo gashay qurbah oo ku samaysay albano aad loo jeclaystay taariikhdoo dhan halka ka akhriso Taariikhda Deeqo Ahmed Gayt

Heesaha

 

 

 

 

 

 

 
   
   
   

Khadra Daahir Cige

  • By: Maxamed c/laahi Cali Tiriig(wiiwaal)

Khara daahir waxay biloowday fanka iyadoo dhigata iskuulka fasaladiise dhexe ee magalda hargaysa waxay markii danbe noqotay lama celiyaan cod ilaahay siiyey iyo joog wanagsan wax badan hadad rabto inaad ka sii ogaato Khadra halakan ka akhriso> Taariikhdakhadradaahir

Heesaha

 

 

 

 

 

 

 
   
   
   

sanaaglandheeso2.jpg

Taariikhda Fanaaniinta
 

Free Guestbook
                                    from Bravenet.com Free Guestbook from Bravenet.com

 

By Maxamed C/laahi Cali Tiriig