wargayskacal.jpg

Generaal Yusuf Ahmed (Sareenle) oo maanta lagu dilay Magalada Mqudisho, Marxuunka alla naxariistii jana ha ka warabiyee. wuxuu ahaa Gen: ruug cadaa ha kana tirisanaa Genraladii Dowladii hore ee soamaliya, Saaka sacada muqdisho markay ahayd abahirii salada subaxa ayaa marxuunka gurigiisa lagu dilay isagoo u kacay in uu salalda soo tukado oo suuliga galay kuna weesaysayanaya ayaa laba nin oo qoryo wadata guriga u soo dhaaftay gabadhii shaqalaha ahayd oo suuqa u baxday waxayna ku dhifteen 7 xabo.

sida la sheegayan maha ninaman tuuga ah e waa ninman loo soo diray in ay dilaan xaaskiisu waxay sheegtay in ay shalay nimanku yimaadeen guriga isagoo genralku ka maqan guriga ka bacdina ay noqdeen,

wixii dhimashada marxuunka ka danbeeyey boqolaal dad ah baa baanta isugugu soo baxay magalada Muqdisho iyagoo ka mudaraharaday Geerida lagu sameeyey marxuunka taasoo ah meelka dhac wayan,

waxaa iyana ka xumaday dhimashada marxuuna sareenle siyaasiyiinta joogta Kenayana kuwaas oo ay ka wada shaqaynayeen siday u iman lkahayeen uuna genaralku ugu sii diyarinlahaa nabada iyo soo dhawayn intay la joogaan Muqdisho. wixii soo kordha waan idiin la soo socod siinayaa inasha allah

Maxamed c/laahi Cali Tiriig