wargayskacal.jpg

Wuxuu ka soo shaqeeyey shaqoyin aad iyo aad loo tixi geliyo marxuunku waxaa keenaya in la dilaba waxa weeyey howlaha uu hayey darteeda sida lagu qiyaasayana waxaa dilay kuwa culuma isku sheega ah maxaa yeelay. dilida Gen:  iyo soo saridii xabalaha talyaniga, isaguna wuxuu ka mid ahaa sarakiisha rabtay in Muqdisho la keeno Ciidamada Africanka taas oo dad badan ay isku khilaafsanaayeeyn siday noqotoba waa la soo ogaanayaan.

Sareenle wuxuu ahaa nin Taacliinle  sarkaala ah ayana u dheertayay xirfada dheeraad ah wuxuu soo xukumay gobolo badan oo Somalia Markii dowladii siyaad bare jirtay. ka bacdi markay burburtay wuxuu yimid Sanaag Magalada badhan oo uu kula kulmay dagaladii ka dhacay Saliid iyo Laasqoray.

waa ka la dhaarinaayo

wuxuu markii danbane ka qayb galay shirkii carta oo uu ka helay Gaashanle sare halkaas uu ka soo caaday Muqdisho waxan ka dhisay ciidankii Boliska Dowlad aku meel gaarka aha ee Cabdi qaasin.

Markii dowladu dhisantayna waxaa loo dalacsiiyey  waxaa laga dhigay Sareeyey Guuto, misna waxaa loo dalacsiiyey taliye ku xigeenka kowaad ee ciidanka somaliaya hadan intaanu dhiman wuxuu hayey ku simaha taliyaha ciidanka.

wuxuu ka qayba galay boqolala shir ah ka hortaga argagixisa wadayaasha bil ka hora wuxuu shir Tansaaniya wana sida loo tuhan san yahay waxa weeyey in ay kuwa argagixisada la socdaa ay dileen.

waxaa hada ku jira raadintii dilkiisa CIA dowlada  waxay soo helaan waa idiin soo sheegi doonaa tariikhdiisana waxaan idiinku soo qoro doonaa halakan haduu alla yiraahdo.

 

Maxamed c/laahi Cali Tiriig