sanaaglannews.jpg

Ceerigaabo:-Waxa dhowaan lagu soo afjaray degmada ceel afweyn khilaaf muddo dheer soo jiitamayay oo o dhexeeyey laba beelood Khilaafkaas oo ka dhashay dilal kala dambeeyey oo ka dhcay jiida godcaanood sanadkan bilawgiisii
Arrintan heshiiska laga gaadhay ayaa waxaa beryahan ba ku hawlanaa odayaal, madaxdhaqameedyo iyo maamulka gobolka sanag
Iyaga oo guul ka gaadhay arrintan soo jiitamaysay muddada waxaana heshiisku u dhacay sedan:
In la kala qaato mag Madaxdhaqameedyada ku hawlanaa arrintan
Boqor Cismaan Aw maxamuud Boqor Axmed Cali Ducaale

By warsame cumar /Ceerigaabo