sanaaglannews.jpg

waxqabadka
Gudidda  hogumarinta Ceelbuh.

 

Ceelbuh:-Tan iyo markii la asaasay guddida horumarinta ee magaalada Ceelbuh 2004 tii ayey  waxay ku hawlanayd sidii  ay waxqabad dhab ah u muujin lahayd.

 Cali Xuseen Soomaali oo xubin ka ah Guddidan ayaa noo sheegay  in Guddidu ku hawllan tahay sidii ay deyr ugu samayn lahayd dugsiga magaalada , iyagoo ilaa hadda 15 lawdh oo dhagax ah soo dhigay dugsiga , halka sariibaddiina dhismahedii gacanta lagu hayo, Md.Cali wuxu intaa raaciyey inaaney wax gacan ah dibadda ka helin , ee dhaqaalahan  ka ururiyeen  bulshada reer Ceelbuh eek u nool magaalada.Jaaliyadaha dibaddana waxan ka codsanaynaa gacan qabad ayuu raaciyey MD.Cali.