wargayskacal.jpg

  

Halxidhaalaha cadaddka

Nin ayaa saddax xaas uu lahaa biyo udoonay wuxuuna soo qaatay 30 foosto deedna waxa uu lasoo noqday toban foosto oo buuxa toban madhan iyo toban badh badh ah uqaybi foostooyinka iyo biyaha  si siman,ogow waxna lama shushubikaro,
 

Halxidhaalaha.

Wax halxidhaalihii hore kasoo jawaabay akhristayasha kala ah:-

1.    C/laahi Cabdi mxamed

2.    Maxamed Siciid Jamac

3.    Mustafa Maxamed Cismaan.

4.    Maxamuud Maxamed Axmed.

5.    Xaawo Cumar Axmed.

6.    Saynab Axmed Maxamed .

7.    Faa’isa Axmed Maxamed

8.    Amaal Cali Maxamed.

Jawaabtuna waa

Mida koowaad waxay helaysaa toban foofto oo kala badhan.

Tan labaadna 5 buuxa iyo 5 dhiman.

Tan saddexaadna 5 buuxa iyo 5 dhiman.

 

Maxamed c/laahi Cali Tiriig