wargayskacal.jpg

Murti iyo maahmaah:

@                 Saddex lalama derso, bakhayl damac yaqaan,fulay daandaasi yaqan, doqon fiira taqaan

@                 Nin nabad teliyey naseexuu taliyey,

@                 Rag gogoshii waa nabad,

Geel xeradiina waa rag,

Garow iidaankiina waa gaajo.

Maxamed c/laahi Cali Tiriig