wargayskacal.jpg

Mo ogtahay Akhristow

Ø               In dalka Jibuuti uu kuyaal Bariga Afrika.

Ø               In u dhaxeeyo Itoobiya Soomaaliya Iyo Bada cas.

Ø               In tirade dadka ku nool ay gaadhayso ………….. oo badi doodu tahay xoolo raacato reer guuraa ah.

Ø                   In uu bedkiisu yahay 23000K2

Ø               In caasimadu tahay Jabuuti.oo ay ku taal  deked wayn  taas oo laga soo dejiyo alaabo fara badan .

Ø               In ay xoriyadeeda kaqaadatay Faransiiska sannadkii 1977kii,islamarkaana ay ku biirtay  Jaamacada carabta.

Ø               In cimiladeedu tahay cimilada balaadhaha (kulayl roob yar).

Maxamed c/laahi Cali Tiriig