wargayskacal.jpg

Mo ogtahay Akhristow in

ü Wadanka Ivery coast uu kuyaal Galbeedka Africa.

ü In bedkiisu yahay 322,463km2.

ü In caasimadu  wadankaasi tahay yamoussoukro.

ü In Faransiisku guumaysan jiray oo ay kaxorowday 1960kii.

ü In tirada dadka ku nool ay gaadheyso 16.9milyan.

ü In  ay leedahay banaan xeebeed fidsan ilaa gudaha dalka iyo kaymo waaweyn oo dhir badan.

ü In cimiladeedu tahay cimilo badhaale roob badan.

ü In aya leedahay beero badan oo ay kabaxaan Bunka iyo Qoriga qaaliaga ah ,waxa kaloo laga Beeraa cuntooyin badan sida, Galay, Bariis,Baradho,Cananaas iyo geedka Dunta.

Maxamed c/laahi Cali Tiriig