sanaaglannews.jpg


Heesta wiigan

warakii maanta iyo sanaagland

 warkii ugu danbeeyey
Lacag loo  uruniyo dugsiga laasqoray

 Baaq Ku Socda Dhamaan Ardadii Wax Ku Baratay Dugsiga Hoose/Dhexe Ee LaasqorayWalaalayaal waxaan aad u qiirooday markaan  websiteka Laasqoray iyo Dhahar ku arkay sawirka Lacag
Badhan
biyo.jpg
 Weftigan oo uu hogaaminayey Agaasimaha waaxda shaqaalaha ee W/caafimaadka ee Punland Md.Axmed C/raxmaan Faahiye Wafti ka Socota P/land ooTimid Badhan
Ceelbuh
sanaag.jpg
 Ceelbuh:-Tan iyo markii la asaasay guddida horumarinta ee magaalada Ceelbuh 2004 tii ayey  waxay ku hawlanayd sidii  ay waxqabad dhab ah u muujin Gudiga Ceelbuh
Wararka Maanta iyo Sanaag

 Wararkii Hore
Dr. C/laahi Aadan Geesi oo shir ku qabtay magalada badhan

 Waxa maanta 24/03/2005 soo gaadhay magaalada Badhan Dr. C/laahi Aadan Gaas oo in muddo ah la sugaayey. warkoo dhan halaka ka akhriso Shir Shalay Lagu Qabtay Badhan
Shir ka dhacay magalada Laasqoray

 
shir ballaadhan oo ay kasoo qayb galeen dadweyne isugu jirey cuqaal, culimo, dhallinyaro, ganacsato iyo haween ayaa saaka ka dhacay magaalada Laasqoray. war koo fidsan halaka ka akhriso Laasqoray SHirkadhay 
Ururka Ardayda Badhan oo Dhisaya Ceelka Magalada
Ururka araday amaglada Badhan oo dhisma dayac tir ah ku samayanaya ceelka gaar ahaan barkada xooluhu ka cabaan waabaxintoo dhan halaka ka akhriso Badhan Ururka Ardayda 
 
Ceerigabo
 
Waxa dhowaan lagu soo afjaray degmada ceel afweyn khilaaf muddo dheer soo jiitamayay halaka ka akhri Ceerigaabo

 
Hooyo Ka Cabanaysa Wax barashada Badhan

 Hooyada mageceedu yahay Cibaado Maxamed Faarax ayaa wargeyska Calmadow halka ka akhri Badhan Hoyo Ka Cabanaysa Waxbarashad
Wararkii Hore

 wararkii la soo dhaafay
Mashruuc Cusub oo laga Furay Midigale
Mashaariic dhawr ah oo ka socda magaalada Midigale ayaa waxa maalgeliyey jaaliyadaha dibadda ee magaaladaas Midigale, oo ah magaalo dhanka Bariga ka xigta magaalada Badhan, fogaan ah 45km.
Labada Gobol ee cusub Karkaar & Haylaan
sanaag.jpg
 Shalay ayaa  golaha wakiillada dawlad goboleedka Puntland fadhi ay isugu yimaadeen   lagu ansixiyey gobollada Karkaar iyo Haylaan. Gobolada Karkaar iyo Haylaan
Gugii oo sanaag ku hooray
Roobab lagu doogsaday ayaaka da’ay meelo ka mid degmada Badhan , khaas ahaan magaalada Ceelbuh iyo Hadaaftimo Roobabkii Guga oo Sanaag ka Curtay
 
Dugsiga uruka Haweenka laasqoray oo la jabsaday

 Xilli habeenimo ah ayaa dad aan la garanayni jabsadeen gurigii uu ka furnaa dugsiga ururka haweenka Ilsan laasqoray , waxayna halkaas ka qaateen qalabkii waxbarasho ee dugsigaas oo ka koobnaa labo fasal.Dugsiga Ururka Haweenka Laasqoray
Wararka naga soo gadhaya laasqoray
Muuqaalka magalada laasqoray laasqoray waa magaalo qadiimi ah waana magalada ugu dhalahabadanayanad Sanaag markii dowladu jirtay oo waxay lahayd warshadii kaluulnka war kooban oo ku saabsan laasqoray halakan ka akhriso Laasqoray
 
Ahmed Ismaaciil Suldaan Maxamoud
Ahmed Ismaaciil suldaan oo ka mid ah wax garadka Gobolka sanaag baa warbixin cusub ka soo sheegay magalada damala xagare oo lagu waday nabadayntii labada beelood ee warsangali iyo dhulbahante.
Dalxiiskii Ardayda Dhigata Dugsiga Badhameed

 
Dal xiis ay dhawaan ardayda Dhigata iskuulka alfurqaan ay ku aadeen dalxiis Magalada Laasqoray iyo nawaxigeeda sheekada dhan halakan ka akhriso Dalixiiskii Ardayda
Sarkaalka maxaan ka xasuusanaa
sanaag.jpg
Sarkaalku Qof sidee ah buu ahaa wuxuu ku soo bar baray cadan oo uu wax ka soo bartay oo uu soomaliya yimid isagoo laba alifle ah wuxuu markii danbena wax barashao u aaday wadanka Maraykanka. 
Saaka oo lagu Dilay Muqdisho Gen: Sareenle

saaka markii loo kacay salada subax ayaa waxaa lagu dilay magalada Muqdhisho Gen Sareenle
Duqa Magalada Badhan(BulBul)


Duqa magalda Badhan (bulbul) baa xafiiskiisa ka soo saray Baaq Nabadayna ah.
 
Arga nabadaynaysa labada beelood ee isku  dhacay
Ciidii Badhan iyo Saaka 1/20/2005
Saaka iyo sidii looga Ciiday magalda Badhan 
Warkoo dhan halakan ka Akhriso
Dagaalkii ka Soo cusboonaday warsangeliga iyo dhulbahantah.
 sanaag.jpg
warkii ugu danbeeyey halakan ka akhriso
1?20/05
Go aan ka soo baxay gudida Reer Sanaag
calmadwargayska.jpg 
Go aan laga gaaray xaalufinta dhirta iyo dhaqanka Sanaag Shir loo fadhiyey dhoor maal mood oo ka dhcay magalad abadhan iyo nawaxigeeda warka dhan halakan ka akhriso. GoaankiiReerSanaag
Booqashadii Madax waynaha
calmadwargayska.jpg
Madaxwaynaha oo booqasho ku tegay Gobolka Sanaag
Warshada kallunka
 
Hayada Kallunka Soo saarta Ee Laasqoray war bixin laga soo diyaariyey halakan ka akhriso HayadaKalluulnka
Xafladii ka dhacday Badhan Ee Iskuulka
 
Xaflad Habaysan oo ka dhacday Magalada Badhan loona sameeyey iskuulka XafladiiIskuulkaBadhan
2005 Maanu ahayan mid horumar u soo wada Somalia
calmadwargayska.jpg 
Sanadkan cusubi maano u ahayan mid kii somali ku wari lahay warkoo dhan ka akhriso halakan 2005
Suldaankoo hanbalyo u diray Madaxwaynaha p/land
 Suldaan Siciid
Suldaan Saciid Cabdi salaan oo Tahniyad uga soo diray badhan Madax waynaha Cusub ee P/land halkan ka akhriso iyadoo dhan war bixintu. SaciidCabdisalaanHanbalyo
 
calmadwargayska.jpg 

 
 
calmadwargayska.jpg 
 

sanaag.jpg
 

 
 

 

sanaaglannews.jpg

wacan oo wanaagsan waxaan mahad gaar ah iska leh Alle.
Mahada labaaddna waxaa is ka leh damaan dadka wargeyskan
Soo saray iskuna taxalujiryey in ay dadka qurbaha jooga soo gar siiyaan wixii war aho ka dhacay dhulkii.
Wargayskan wuxuu ka soo baxaa Badhan waxaan soo sara dhalainyarada reer Badhameed  ana waxaan isku dayay in aan dadka qurbah jooga gaar siiyo markaa waa kaasaa hada wax badan rabto inaad ka ogato dadka soo sara ka firi boga nal soo xiriir.
Our Wargays
Any Street 
In Badhan Sanaag  

Phone: 
866656
 

Halaka Uga diri Email Wargayska

guriga.jpg

suldanew.jpg

Heesa sanaag
 

wiilwaal11.jpg

calmadwargayska.jpg Somali Link    

Allpuntland  

4somaliwomen NEW

Ababshe 

Agabso

AllDalka  

AllGedo

Al-tawxiid

AllSomali

Amsas

Arlaadi.Com

Arlaadinet  

Baidoa

Banaadiri

Banadiri.It

BBC Somaali

Benadir

Buuhoodle

Bulsho  

Buurhakaba

Burtinle Online

Cadaado.Net  

Calmadoow

Dayniile

Djibouti Net  

Doolo-Suugaan

Gabooye

Gedonet

Galdogob

Golkhatumo  

Guulane

Hiiraan.com 

HornAfrik Online

Jiimonet

Jowhar 

Ken Somali Com.

Kismayo

Maayland

Midnimo.com

Mudug-Online

Mudulood

Nugaal.net    

Puntlandpost  

PuntlandTalk

Qandala.com

Qaranimo.com

Qorahay Online

RadioGalkayo  

Radio Garoowe New

Radio Laascaano

Ruunkinet  

SBC Radio

Shabelle

Shaxda

Sonnanews

Somaali  NEW 

Somali City     

Somaal-Jecel 

Somaliaonline

Somali Six  

Somali Weyn

Somaliawatch.org

Somaliland.org

Somaliland

Somaliland Future

Somalilandnet.com

SomaliNet

Somalitalk.com   

Somalitribune

Somlink

Suxayfa

TVSomaliland 

Waamo Net

Xeraale 

Yamayska  

Yoobsan

Please get in touch to offer comments and join our mailing list.

sanaag.jpg

Tafaatire: Maxamoud Ciyoon Ciyoon10@hotmail.com
soo gelinta inetenetka: Maxamed C/laahi Cali Tiriig Badhan6@hotmail.com
Soosaare Maxamed Siciid Faarax. msiciid22@yahoo.com
 
 

Our wargays you can find  * Any Street * in Badhan city * Somalia *
By:

Maxamed c/laahi Cali Tiriig