wargayskacal.jpg
Dagaalkii  Dhexmaray Labada Beelood Warsangeli Iyo Dhulbahante
 
Sida wararku nagu soo gaadheen mudo ay dhowr maal mood ka soo wareegtay ayaa Tuulada Carmale ee dhanka waqoyi ka xigta malagada Hadaftimo uu ka dhacay shil gaystay dhimasho iyo dhaawa. markii dhalin yaro warsangeli ahi ay gaadhi,
Qaad wada rasaas ku fireen uu halkaas ku dhintay nin dhulbahante ah kuna dhawacmay mid kale, taas oo keentay is afgrad waa kicisayna dhib aad u wayan.
 
Warkii ugu danbeeyey ee dagalka ka bilaabmay Beelaha wada dega waqoyiga somaliyey ee Dhulbahnte iyo Warsangeliga.
Cabdlaahi oo jooga magalada Bosaaso baa wuxuu saakal la xiriiray Xasan Xariif oo jooga magalada Damala xagare.
Xasan wuxuu noo soo sheegay xaaladu saaka marayso.
Qolada dhulbahante waxaa la sheegayaa in ay 7 nin oo warsangeli ah ay afduubeen oo ay ka heleen inta u dhaxaysa Fiqiga iyo Carmale oo uu ku jiro nin la yiraahdo Aadan waah waah.
Warsangeliguna way soo afduubeen 12 nin oo Dhulbahante ah.
Taasoo sii kicisay saxaamad ka sii wayan tii hore warar aan la hubinin waxay sheegayan in ay Tuulad ajiidali dagaal ka dhacay oo dad lagu kal dilay. warkaas weli lama soo xaqijin wixii so kordha halakan kala soco.
 
ama waxaad toos ual axidhiidhaa Xasan Xariif oo jooga magalada Damala xagare tel: 86 8666
 
badhan6@hotmail.com ku soo diri wixii war ah oo cusub
soo.jpg