MA OGATAHAY AKHRISTOW  in

1  Webia Niil uu yahay webiga u dheer aduunka,

1  Dhererkiisu gaadhayo 6700 km, wuxuna maraa waddamo badan  oo ka mid yihiin Tansaniya, Ruwanda, Brundi, Kenya, Kongo, Ugandha, Ithopia, Sudan iyo Masar

1  Uu leeyahay labo ilood oo ku kulma magaalada Khardum, oo kala ah Niilka cad iyo Niilka Buluugga ah.

1  Sal u ahaa xaddaaradihii hore ee ka jirey dalka Masar

  *********        ************