Heestan waxaa qaada Cabdi
Waxaa sameeyey baan maqlay heestan C/laahi Faarax xaaji
waxaan arki jiray isagoo c/laahi heestan qaada oo ka qaday Riwayda lagu sameeyey wadanka Kenya waxayan ku jirtay alban uu soo saray markaka uu waday Riwayadaas.
hadii aanu C/laahi lagjar samayanin heestan, oo aad ogtahay qof ka sameyey fadalan ii so osheeg
Casar tahay cad ceeduna
Ay ciirsimaad tahay
Ay ciirsimaad tahay
Casriga hablaha kacay
Adaan ka calmadayo
Calooshaad ku taal
Calooshaad ku taal
Ceergaabiyo badhan
Dhulka wada cagaarka leh
Yaa kula cawaysima
Ama cala calaha hoosiyo
Bada cidhifyadeediyo
Ceelaayo kula taga
Camalakaaga wacan iyo
Caashaqan is keen baray
Baan ku caano maale
Baan ku caano maale
Cimrigay intaan jiro
Ku canaacan maaye
Caafimaad ku noolow
Caafimaad ku noolow
Ceergaabiyo Badhan
Dhulka wada cagaarka leh
Yaa kula cawaysima
Ama Cala Calaha hoosiyo
Bada cidhifyadeediyo
Ceelaayo kula taga.
![]() |
![]() |
|
![]() |