Halxidhaalihii cadadka
Halxidhaalaha cadadka
Sheeg degmo kamid ah degmooyinka Soomaliya oo magaceedu kakoobanyahay 12 xaraf
Xarafka 7,8,1,10 waa magac nooc hubka kamid ah.
Xarafka 6,8,3, waa nooc xoolaha
kamid ah.
Xarafka 9,2,3 waa tilmaan wanaagsan.
Xarafka 9,11,10,3 cod kamid ah coddaka dugaaga.
Xarafka 4,5,1,10 magac shinbireed.
Dadka ka soo jawabay
1. Bashiir Xamari
2. Maxamuud C/Rixmaan
3. Maxamed Axmed (Boos)
4. Xawo Xaaji Saalax.
5. Safiya Maxamed Cismaan.
6. C/Qaadir Maxamed Muuse.
7. C/risaaq Cali Wadad.
Iyo akhristayaal kale oo aanan soo koobi Karin.
Jawaabtuna waa:- Degmada Kuntuwaareey.
![]() |
|
![]() |