Akhristoow Ma ogtahay ?
$ In Waxyaalaha aduunka jiraa ay u qaybsamaan Maatar iyo Tamar.
$ In maatarku ka koobanyahay curiyayaal (Elements) العناصر isu tegay.
$ In culimada Saynisku ogaadeen in ilaa 105 curiye ay jiraan ,kuwaasoo ka qaybqaata dhismaha maatarka.
$ In curiyuhu ka samaysan yahay qurubyo yaryar oo ili ma qabatay ah oo loo yaqaan Atam الذره.
![]() |
|
![]() |