Kor waxaa ku qoran Abwaanada iyo Fanaaniinta Waxay fanka ku so darsadeen hadaba halakan waxaan kaga hadlaynaa
faalo ku saabsan Taariikhada Abwaanada Reer Sanaag. waxaan rajaynayaa in aan mid walba idiin keeno Taariikh Nolo leed kiisii
iyo wuxuu fan ka ku soo darsaday. hadan ila eeg waa tane ( ku dhifo )
_______________________________________________________
Somali sidaan ognahayba waxaa weligeed ka jiri jiray beelo beelo ay somalidu u qabsanaday
beelahaas oo marka la fiiriyo lahaa xukun iyo maamul u dhexeeya si ay ugu noladaan nolo fiican hadaba gobolka Sanaag
wuxuu ka mid yahay Goblada ilaa maanta ay ka jiraan xukun kii ahaa Suldanada welina loo xush meeyo si aad iyo aad u sharfan
loogan danbeeyo suldaanada aad iyo aad wixii dhib ahan xaliya markaa waxaan isku dayay in aan dadka dul mar ugu sameeyo waxay
tahay saldanadu iyo sida loo ga xusmeeyo Somalia halakan ka akhriso falo aan ka so diyaariyey Saladanada Sanaag iyo nawaxigeeda.
Kudhifo halkan
_______________________________________________________
Seyloo Guyaal Badan
Bayd 1 Bayd 2
Seyloo Guyaal Badan
Sagal gaaxday roob subax Seerma
wedo soo guday
Waaguna ku sara kacay Sara
joog nindherekii
Cadceeduna la simantahay Nuurkuna sabootiyay
Oo
waqal sindadabiyo Guulaamo socotiyo
Kala
soocday dhibicdii Oo midab sibaaqiyo
Madow
suul dhalaal xiga sadexdaa mid uun
yahay
Qof suureeyay kala garan Oo beel sanaagiyo
Ku
surmiday saraar gudhan saadaalinaysoo
Bal inuu ku sima iyo
sugayaan inuu helo
Subaxii bariisada
Sideedaan jaleecada
saxansaxo udgoon badan
sanka kuula raaca
Xasan X C/laahi "Ganey"
_______________________________________________________
Waxaan halakan idiin ku hayaa dhegaysi suugaan iyo waaya aragnimo isugu jira oo laga soo diyaariyey laanta afka
somaliga sidaan ognahayba BBC laanta afka somaligu waxay jirtay in badan ilaa iyo intaan waxay ka waramaysay xaladaha dadka
somaliyeed haday dhaqan iyo diin iyo siyaasadba noqoto barnamijyadii ka baxay BBCda ilaa mailitii la furay ayaa dib waxaa
u baaray nin la yiraahdo
Maxam Rashiid Shiikh Xasan
halka
ka dhegayso
Sahan Qaybtii Koowaad
Sahan Qaybtii labaad
Sahan Qaybtii sadexaad
Sahan Qaybtii afaraad
_______________________________________________________
Sheekadii Jacaylka hayd ee dhex mar tay cali max
iyo cawrala
Coming
soon....
_________________________________________________
Falo:
Maxaa Warsangeli ka dhigay hogaan raac ee uu u noqon waayey hogaan qaad.
Coming soon..
_______________________________________________________