Wacan oo waangsan mahad alleh baa is ka leh. waxaad ku soo
dhawaataan Web kaygan,
Waxaan webkan ugu tala galay in aan ,
Waxaa kaga qoro taariikhdii luntay ee golka sanaag.
waxaan ka helay oo dhan waxaad ka helaaysaa webkan aadoon meel
fog ka raadin,
waxaan rajaynaya ainaad ku qanci doonto,
Waxqabdkayga.
ku soo
 Dhawaaw
Sanaagland
waxaan kugu soo dhawaynayaa webkayga waxaan
rajayanayaa in aad si fiican uga hesho.
MACANAHA SANAAGLAND
(About Sanaagland)
Sanaagland ulama jeedo sida maamul goboleedad yar
yar ee somaliya ka jira loo la wad baxay (land) ee waxaan uga jeedaa Sanaag dhulkeeda, dadkeeda dhaqankeeda iyo waxay haan
jirtay oo dhan.
About This Web.
waxaad ku mahadsantahay timig kaag siisay web kan inaad ku soo
boqoto waxaan webkan u furay in dadku bartaan Taariikhiida goblka Sanaag waxaan igu kalifay makraan dhowr jeer is iri baar
historianka ku saabsan Sanaag oo aan waxba ka wayey interneka marakas baan is iri waa in aad raadisaa sidaad ku gaarsiinlahad
dad ka adiga oo kale ah taaiikhda gobolkooda waxaan markaa soo ururiyey intii aan heli karo oo akhbaar ah oo ku saabsan sanaag
Regon waxaan helay waan wadaa waan kuwan qaybtoo waxaan rajayanayaa inaad ka hesho wax yabah aan soo diyaaryey aniga iyo dhaaam
dadka iga cawiyey in ay il radiyaan taarkhda sanaag. Thanks guys.
Qaybaha kale ee sanaagland
faniinta Reer
Sanaag
C/laahi Lagjar
heela laasqoray
Mukhtaar Maxamed Maxamoud (xamuurad
Jimiy
Maxamed Nuur giriig
Qoraadaya iyo suxufiyiinta Reer Sanaag
Faarax Maxamed Jaamac Cawl (Faarax Cadde) qoraa
wuxuu qoray Bawaagtan intaan ka xasuusto
1. Dhibanaha aan dhalan
2. Aqoon daro waa u nacab jacayl ama isagoo ingiriisi ah
(Ignorance is the Enemy of Love)
3. Garba duubkii gubeysiga
4. Calimaax iyo Cawrala
Saciid Cali Muuse weriye
Weriyaha laanta afka Somaliga
Taariikhdiisa waa soo socataa
lasii soco.
Axmed Cabdulaahi Weriye
wariyaha KTN Ahmed wuxuu ka shaqeeyaa KTN Nairobi Kenya waa Chanal ka ugu wayan ee waraka
Kenaya ahana mid ka madaxa banaan. la sii sico taariikhdiisa iyo shaqadiisa Ahmed.
Faarax Maxamed Jaamac Cawl (Faarax Cadde)
intaas gabaydoo waxaad ka helaysaa halakan ku wa kalen way iman doonaa.
Kor waxaa ku qoran Abwaanada iyo Fanaaniinta Waxay fanka ku so darsadeen hadaba halakan waxaan kaga hadlaynaa faalo ku
saabsan Taariikhada Abwaanada Reer Sanaag. waxaan rajaynayaa in aan mid walba idiin keeno Taariikh Nolo leed kiisii iyo wuxuu
fan ka ku soo darsaday. hadan ila eeg waa tane ( ku dhifo )
Somali sidaan ognahayba waxaa weligeed ka jiri jiray beelo beelo ay somalidu u qabsanaday beelahaas
oo marka la fiiriyo lahaa xukun iyo maamul u dhexeeya si ay ugu noladaan nolo fiican hadaba gobolka Sanaag wuxuu ka
mid yahay Goblada ilaa maanta ay ka jiraan xukun kii ahaa Suldanada welina loo xush meeyo si aad iyo aad u sharfan loogan
danbeeyo suldaanada aad iyo aad wixii dhib ahan xaliya markaa waxaan isku dayay in aan dadka dul mar ugu sameeyo waxay tahay
saldanadu iyo sida loo ga xusmeeyo Somalia halakan ka akhriso falo aan ka so diyaariyey Saladanada Sanaag iyo nawaxigeeda.
Kudhifo halkan
siyaasiyiinta Reer Sanaag
Caasho waxay ka soo baxday sanadka markii
soomaalida lagu heshisiinayey Kenya caasho waxay ahayd halkii gabadh ee ka qabay gashay doorashadii somaliya ee uu ku guulaystay
c/laahi yuusuf caasho way ku soo dadaashay in ay xilka somaliya madaxa saarato oo kala dabalato dhibta ay maanta ku jirto
kaliin way ku guul daraysatay waxaa la sugayaa doorashada danbe hoos ku dhifo si aad ku argto waxbarashada caasho soo qadatay
nolosheedii
Waraysi: Caasha ahmed Abdule:
Wasiirka Dibu dejinta Iyo dhaqancelinta ee DKMG.
<<Halkan riix. >>
Taad Raaca Suugaanta
Sanaag
wararkii la soo dhafay
waraka ka imanaya Badhan waxay sheegayaan in uu hanbalyo toogadin ah u diray Suldankau
maxawaynihii cusbaa ee P/land halaka ka akhriso
warka ka imanaya magalada badan waxay sheegayaan in u boqosha ku tagay madaxwaynuhu Badhan
ka akhriso halakan
halakan ka xigo wararkii ugu danbeeyey
warkaka maanta ka soo baxay badhan badhan
|