Abwaan Maxamoud ahmed Cabdle
|
abwaankan wuxuu joogaa wadanka markaykan ka wuxuu maansoo yin kiisa ku soo shaac bixiyaa dhibataad markaa taagan gabayadiisa
waxaa aad iyo aad u daba galay oo si fiican ugu soo gudbiyey dad wayanaha websiteka dharah markaa wixii gabay ah oo uu tiri
yey waa kaan ka akhrista halakan iyo dhaharba.
Gabyada
|
Heesaha
|
Abwaan xudaydi waa abwaan somalida dhexdeeda laga ciseeyo waa maanta hadii suugana laysku qaqbsado ninka kala sari
kara khilaafkaas wuxuu xudaydi tumaa muusiga waan abwaan wana fanan waaxaa baray tumida musiga alla ha u naxariistee nin kii
ugu horeyey ee somaliya ka tuma musig ee la oran jirya c/laahi qaarshe taas oo ku tusaysa in uu xudaydi yahay ardaygii ugu
horeyey ee ka soo baxay qaarshe iskulkiisii musiga uun yahay nin kii labaad ee helay musiga somaliga ah ee maanta la tumo
xudaydi taariikhdiisa iyadoo ay ka qaday bbc world serve ku halakan ka dhegayso anigoo ka turjumayan wa xaan uqoray somali
ahan ee ka akhriso halakan...
Taariikhda
Gabyada |
Heesaha
|
Abwaan Maxamed Abdi Aar
|
Abwaan maxamed cabdi Aar alla ha u naxariistee wuxuu ku dhashay magalada Dur duri ee xaga ceelayo ka xigta magalada Laasqoray
wuxuu ku soo bar baray soomaliya gaar ahaan magalda Laasqoray taariikhdiisa dhan halakan ka akhriso...
Gabyada
|
Heesaha
|
|
|
|
|
Abwaan CaliMaax
|
Cali maax waa Abwaan caan ka ah bulshada somaliyeed dhexdeeda wuxuu ku soo caan baxay sheekadii la oran jiray cali maax
iyo cawrala oo dhex martay isaga iyo gabadh aad u jecalaatay lagan qoray bawaag markii danbena lagu dhigi jiray iskuulada
soomalida sheekadaas oo aad iyo aad ugu qoto dher suugaanta soomalida waxaa u dheeraa intaas in uu ahaa abwaan sameeya gabayada
iyo wixiila mid ah taariikhdiisa oo dhan halakan ka akhriso....
Gabyada
|
Heesaha |
Abwaan Muuse Cali Tiriig
|
Abwaan muuse cali wuxuu ku dhashay tuulada Jiidali oo ka xigta xaga bariga magalada Ceerigaabo muuse cali wuxuu ku so
bar baray sanaag markii danbena wuxuu u waregay waqoyoga somaliya isagoo waa gii danbena u wareegay koonfur kadiban ka soo
galay maglada Nairobi ee wadanka kenayna wuxuu tiriyaa gabayada wixii taariikh ah oo ku saab san isagana halana kala soco.....
Gabyada
|
Heesaha |
Abwaan Mukhtaar Maxamed Maxamoud (Xamuurad)
|
abwaan Mukhtaar Xamuurad waa abwaan caan ka ah bulshada dhexdeeda ilahayan hibo u siiyey tirinta maansooyinka samaynta
heesah qaadida heesaha iyo weliba garacida musiga oo uu farabaana ku haysto abwaan mukhtaar wuxuu ku dhashay magalada Ceerigaabo
oo ah magalad madaxda Sanaag wuxuu ku soo bar baray Ceerigaabo hadan wuxuu joogaa Badhan oo uu bishan ku aqal galay tariikhdiisa
oo dhan halakan ka akhriso..
Taariikhda Abwaanka
Gabyada
|
Heesaha
|
Abwaan Maxamed Ahmed Dirir (Hawalbiin )
|
Abwaab Maxamed Ahmed Dirir wuxuu ku dhashay Sanaag bari nawaxiga midigale hada wuxuu ku nool yahay magalada Buraan wuxuu
tiriyey gabayo badan waxaan ka hayaa gabaygan kuwa kale ee aan ka soo helana waa idiin soo gudbinayaa waxaa jiray gabay soo
baxay wiigan oo ah jawabta gabaygan aan hada ka hayo oo looga soo jawabay markaa kaan waan ku soo darayaa gabayadiisa iyo
kuwa dadka kaleba u tiriyeen taarikhdiisa ma wada hayo hadad hayso oo aad rabto in dadku ogadan taarikhdiisa fadlan
halakan iigu soo dir
badhan6@hotmail.com
Gabyada
|
Heesaha
|
Abwaan Saciid saalax
|
Abwaan saciid saalax waa abwaan aad iyo aad uga ah caan somalida dhexdeeda waa abwaan kii sameeyey heestii wax barashada
loo qadi jiray ee ahayd alif la kordhebay waa nin kii loo xil saaray in uu sameeyey filimkii laga samayn jiray Sayidka
abwaan saciid saalax wuxuu sameeyey heeso badan waxan hadak ka hayaa hal mid kuwa kalena waa idin soo radin doona wax kale
ee uu caan ku ahaa abwan ku wuxuu galay silsiladii diinlay ee abawanada badani ku darsadeen gabayada saciid salax taariikhdiisa
hadii aad ahyso ku ligeed fadalan ila soo socodsii
badan6@hotmail.com
Gabyada |
Heesaha
|
Abwaan Maxamoud Maxamed Aw Yuusuf (Af dukaanle )
|
Abwaan maxamoud Maxamed waa abwaan caan ka ah bulshada dhexdeeda dadkuna wada yaqaan inkastoo qof walba naanays gaar
ah u yaqaan lakiin tan aad kal loogu yaqaan ay tahay Afdukaanle oo aan yaranataydii mar aanu badhan wada joogi jiray loogu
yeeri jiray Abwaan Maxamoud wuxuu ku soo bar baray somaliya gaar ahaan waqoyiga somaliya wuxuu ku noolaan jiray hargaysa
kabacdin somaliya wuu soo wada tiriyey taariikhiidsa oo saxan halakan baan idiin ku so diyaarin doonaa hadii alla yirahdo..
Gabayga aan ka hayo maanta waa gabay uu u tiriyey Gabay yar oo lagu ciqabay Hargaysa loona gaystay dhawacyo badna oo
aan u hbonayan in gabadha loo gaysto...
Gabyada
|
Heesaha
|
Abwaan Maxamed Ahmed Cali (Cali Goox)
|
Maxamed ahmed cali (CaliGoox) wuxuu ku dhashay magalada ceerigaabo ee gobolka sanaag wuxuu wax barashadiisii ku soo qaatay
abwaankan oo si fiican uga soo caabaxay bulashda fanka waxaad taariikhdiisa dhan ka akhrisataa halakan
www.sanaagland.tripod.com
Gabyada |
Heesaha
|
Abwaan Maxamed Bashir Jamac
|
Maxamed Bashiir wuxuu ka soo jawabay gabaygii kor ku qoraa ee uu tiriyey Hawalabin wuxuu gabaygani soo baxay bishan
aan ku jiro ee febarwari sanadka 2005 ka wixii gabay ah ee uu tiryey abwanaku waan idiin raadin doona waxaadna ka helaysan
halakan hadii alal yirahdo.
Gabyada
|
Heesaha
|