warakii maanta iyo sanaagland |
warkii ugu danbeeyey
|
Lacag loo uruniyo dugsiga laasqoray |
 Baaq Ku Socda
Dhamaan Ardadii Wax Ku Baratay Dugsiga Hoose/Dhexe Ee LaasqorayWalaalayaal waxaan aad u qiirooday markaan websiteka Laasqoray iyo Dhahar ku arkay sawirka
Lacag |
Ceelbuh |
 Ceelbuh:-Tan iyo markii la asaasay guddida horumarinta ee magaalada Ceelbuh
2004 tii ayey waxay ku hawlanayd sidii ay
waxqabad dhab ah u muujin Gudiga Ceelbuh |
Wararka Maanta iyo Sanaag |
Wararkii Hore
|
Dr. C/laahi Aadan Geesi oo shir ku qabtay magalada badhan |
Waxa maanta 24/03/2005
soo gaadhay magaalada Badhan Dr. C/laahi Aadan Gaas oo in muddo ah la sugaayey. warkoo dhan halaka ka akhriso Shir Shalay Lagu Qabtay Badhan |
Shir ka dhacay magalada Laasqoray |
shir ballaadhan oo ay kasoo qayb galeen dadweyne isugu jirey cuqaal, culimo, dhallinyaro, ganacsato iyo
haween ayaa saaka ka dhacay magaalada Laasqoray. war koo fidsan halaka ka akhriso Laasqoray SHirkadhay |
Ururka Ardayda Badhan oo Dhisaya Ceelka Magalada |
Ururka araday amaglada Badhan oo
dhisma dayac tir ah ku samayanaya ceelka gaar ahaan barkada xooluhu ka cabaan waabaxintoo dhan halaka ka akhriso Badhan Ururka Ardayda |
Ceerigabo |
Waxa
dhowaan lagu soo afjaray degmada ceel afweyn khilaaf muddo dheer soo jiitamayay halaka ka akhri
Ceerigaabo
|
Hooyo Ka Cabanaysa Wax barashada Badhan |
|
Wararkii Hore |
wararkii la soo dhaafay
|
Mashruuc Cusub oo laga Furay Midigale |
Mashaariic dhawr ah oo ka socda magaalada
Midigale ayaa waxa maalgeliyey jaaliyadaha dibadda ee magaaladaas Midigale, oo ah magaalo dhanka Bariga ka xigta magaalada
Badhan, fogaan ah 45km.
|
Labada Gobol ee cusub Karkaar & Haylaan |
 Shalay ayaa golaha wakiillada dawlad goboleedka Puntland fadhi ay isugu
yimaadeen lagu ansixiyey gobollada Karkaar iyo Haylaan. Gobolada Karkaar iyo Haylaan |
Gugii oo sanaag ku hooray |
|
Dugsiga uruka Haweenka laasqoray oo la jabsaday |
 Xilli habeenimo
ah ayaa dad aan la garanayni jabsadeen gurigii uu ka furnaa dugsiga ururka haweenka Ilsan laasqoray , waxayna
halkaas ka qaateen qalabkii waxbarasho ee dugsigaas oo ka koobnaa labo fasal.Dugsiga Ururka Haweenka Laasqoray |
Wararka naga soo gadhaya laasqoray |
Muuqaalka magalada laasqoray laasqoray waa magaalo
qadiimi ah waana magalada ugu dhalahabadanayanad Sanaag markii dowladu jirtay oo waxay lahayd warshadii kaluulnka
war kooban oo ku saabsan laasqoray halakan ka akhriso Laasqoray |
Ahmed Ismaaciil Suldaan Maxamoud |
Ahmed Ismaaciil suldaan oo ka mid ah wax garadka
Gobolka sanaag baa warbixin cusub ka soo sheegay magalada damala xagare oo lagu waday nabadayntii labada beelood ee warsangali
iyo dhulbahante.
|
Dalxiiskii Ardayda Dhigata Dugsiga Badhameed |
Dal xiis ay dhawaan ardayda Dhigata iskuulka alfurqaan ay ku aadeen dalxiis Magalada Laasqoray iyo nawaxigeeda
sheekada dhan halakan ka akhriso Dalixiiskii Ardayda |
Sarkaalka maxaan ka xasuusanaa |
Sarkaalku Qof sidee ah buu ahaa wuxuu ku soo bar
baray cadan oo uu wax ka soo bartay oo uu soomaliya yimid isagoo laba alifle ah wuxuu markii danbena wax barashao u aaday
wadanka Maraykanka.
|
Saaka oo lagu Dilay Muqdisho Gen: Sareenle |

saaka markii loo kacay salada subax ayaa waxaa lagu dilay magalada Muqdhisho Gen Sareenle
|
Duqa Magalada Badhan(BulBul) |

Duqa magalda Badhan (bulbul) baa xafiiskiisa ka soo saray Baaq Nabadayna ah.
|
|
Arga nabadaynaysa labada beelood ee isku dhacay
|
Ciidii Badhan iyo Saaka 1/20/2005 |
Saaka iyo sidii looga Ciiday magalda Badhan
Warkoo dhan halakan ka Akhriso
|
Dagaalkii ka Soo cusboonaday warsangeliga iyo dhulbahantah. |
warkii ugu danbeeyey halakan ka akhriso
1?20/05
|
Go aan ka soo baxay gudida Reer Sanaag |
Go aan laga gaaray xaalufinta dhirta iyo dhaqanka
Sanaag Shir loo fadhiyey dhoor maal mood oo ka dhcay magalad abadhan iyo nawaxigeeda warka dhan halakan ka akhriso. GoaankiiReerSanaag
|
Booqashadii Madax waynaha |
Madaxwaynaha oo booqasho ku tegay Gobolka Sanaag
|
Warshada kallunka |
 Hayada Kallunka Soo saarta Ee Laasqoray war bixin laga soo diyaariyey halakan ka akhriso HayadaKalluulnka |
Xafladii ka dhacday Badhan Ee Iskuulka |
|
2005 Maanu ahayan mid horumar u soo wada Somalia |
Sanadkan cusubi maano u ahayan mid kii somali ku wari lahay warkoo
dhan ka akhriso halakan 2005 |
Suldaankoo hanbalyo u diray Madaxwaynaha p/land |
Suldaan Saciid Cabdi salaan oo Tahniyad uga soo
diray badhan Madax waynaha Cusub ee P/land halkan ka akhriso iyadoo dhan war bixintu. SaciidCabdisalaanHanbalyo
|
|